DF oo go’aan ka soo saartay banaanbaxa ay Mucaaradku ku baaqeen Jimcaha

Wasiirka Amniga gudaha Somalia Xassan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in DF joojisay joojiyay bannaanbax nooca walba oo uu yahay, isagoo sabab uga dhigay amniga iyo ka hortaga Cudurka Corona. Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraaid oo uu ku qabtay xarunta Wasaarada warfaafinta Somalia, isagoo uu wehliyo wasiirka warfaafinta Cusmaan Dubbe. “Bannaanbax guud ahaan waa … Continue reading DF oo go’aan ka soo saartay banaanbaxa ay Mucaaradku ku baaqeen Jimcaha